Gobalka Sanaag Qaybo Kamid ah ma Helin Roob lagu dirsaday (dhegayso)

HomeWararka

Gobalka Sanaag Qaybo Kamid ah ma Helin Roob lagu dirsaday (dhegayso)

Gobalo baddan oo Puntland ah waxaa maalmahan kada'ayeey roobkii dayrta kaas oo meelo baddan biyo dhigay barkado baddana buuxiyeey ,balse waxaa jirra m

Wacaal daray ah: Qaraxyo laga maqlayo degmooyinka Gobalka Banaadir
Madaxweynaha Puntland oo Cisbitaal Digfeer Ku Booqday Qaar Kamid ah Ciidanka Madaxtooyada oo Dhaawac Soo Gaadhey.
Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Barlamaanka Somaaliya oo Magaaladda Godey lagu soo dhaweyey

Gobalo baddan oo Puntland ah waxaa maalmahan kada’ayeey roobkii dayrta kaas oo meelo baddan biyo dhigay barkado baddana buuxiyeey ,balse waxaa jirra meelo uusan wali roobka gaarin.

Gobalka Sanaag degaano katirsan waxaa laga soo sheegaya in wali ay kajirto abaar ,gaar ahaan degaaanka Damala xagarre oo katirsan gobalkaas ,waxaa la sheegaya in uusan wali roob qaban.

Cali Maxamed oo kamid ah odayaasha degaankas oo Waraysi siyeey Radio daljir ayaa sheegay in dhibicda roobka ay wali ka oomanyihiin .

dhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: