Aqoonyahano Ka Hadlay Dowladda Somaaliya Lacagta Cusub ee ay soo Daabacayso (dhegayso)

Dhowan ayay ahayd Markii Dawladda federaalka ee somaaliya ay sheegtay inlasoodaabaci doono lacag cusub oo shilin soomali ah,taas oo ay daabacayso dowladda Suudan.

haddaba maxaa isbadali karra xagga dhaqaalaha Hadii lacagtan lasoo saaaro mase ka duwanaan kartaa Tii horre Arrimahas waxaan hordhignay oo an ka waraysanay Aqoonyahan Bashiir Xabeeb oo dhaqaalaha Bartay.

Xaawo Axmed oo kusugan daljir Garowe ayuu u waramay


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com