Gobalo baddan oo Puntland ah waxaa maalmahan kada’ayeey roobkii dayrta kaas oo meelo baddan biyo dhigay barkado baddana buuxiyeey ,balse waxaa jirra meelo uusan wali roobka gaarin.

Gobalka Sanaag degaano katirsan waxaa laga soo sheegaya in wali ay kajirto abaar ,gaar ahaan degaaanka Damala xagarre oo katirsan gobalkaas ,waxaa la sheegaya in uusan wali roob qaban.

Cali Maxamed oo kamid ah odayaasha degaankas oo Waraysi siyeey Radio daljir ayaa sheegay in dhibicda roobka ay wali ka oomanyihiin .

dhegayso

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *