Kaluumaysatada Laasqorey oo Kaso Horjeestay War Kaso Baxay Wasaaradda Kaluumaysiga Puntland (dhegayso)

HomeWararka

Kaluumaysatada Laasqorey oo Kaso Horjeestay War Kaso Baxay Wasaaradda Kaluumaysiga Puntland (dhegayso)

Kaluumaysatada degmadda laasqoray ee Gobalka Sanaag ayaa cabasho waaxa ay ka muujiyeen go'aano dhawaan ay soo saartay Wasaarada kaluumaysiga Puntla

Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Bossaso (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulan soo Dhaweyn ah la Qaatay Safiirka Cusub ee Dowladda Talyaaniga u jooga Soomaaliya

Kaluumaysatada degmadda laasqoray ee Gobalka Sanaag ayaa cabasho waaxa ay ka muujiyeen go’aano dhawaan ay soo saartay Wasaarada kaluumaysiga Puntland taas oo ahayd in aan ladaban karin kaluunka loo yaqaan indha buurka iyo shabaagaha caaga ah.

Hadaba Muuse maxamuud maxamed waxa uu kamidyahay kaluumaysatada laas qoraya Daljir ayuu la soo xiriiray waxaana wariye faadumo daahir dagan ayuu ugawaramay waxa ay ka cabanayaan oo uu idaacada ula soo xiriiray

dhegayso Waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: