Wacaal daray ah: Qaraxyo laga maqlayo degmooyinka Gobalka Banaadir

HomeWararka

Wacaal daray ah: Qaraxyo laga maqlayo degmooyinka Gobalka Banaadir

Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in ilaa sadex qarax oo xoogan laga maqlayeey qaar kamid ah degmooyinka gobalka banaadir ,iy

Shir lagu Xoojinayo Heshiiskii Saxadheer oo maanta ka furmay degaankas (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Bossaso (dhegayso)
LUUQ GANAANE JASIIRAD LAMOOD HAL ILLIN LEH (daawo)

Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in ilaa sadex qarax oo xoogan laga maqlayeey qaar kamid ah degmooyinka gobalka banaadir ,iyaddo sido kale la maqlayo dhawaaqa rasaasta.

goobaha Qaraxyadu kadhaceen ayaa la sheegaya inay kala yihiin Xarunta CID-da iyo Hoteelka Saxafi ee magaaladda Muqdisho,dhawaaqa Rasaasta ayaa la maqlayaa.

Qaraxyada goobta uu kadhacay ayaa ah kuwo mashquul baddan waxaana jirra dhimasho iyo dhawaac kadhashay qaraxyaddas oo qarkood ahaa ismidaamin.

Wixii kuso kordhaa daljir kalasoco insha alla

Diwaanka Wararka
Radio daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: