Waxgaradka Degmadda Buursalax ee Gobalka Mudug oo Ka Hadlay Robaab Ka da’aay Gobalka Mudug (dhegayso)

HomeWararka

Waxgaradka Degmadda Buursalax ee Gobalka Mudug oo Ka Hadlay Robaab Ka da’aay Gobalka Mudug (dhegayso)

Siciid Cabdi Nuur Maxamud oo kamid ah odayaasha dhaqanka ee degmadda Buursalaax ee gobalka mudug oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay robaa

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Xusni Mubaarak Madaxweynihii hore ee Masar oo geeriyooday
Musharax Gen.Shaale oo u Hambalyo u diray Xildhibaanada Cusub

Siciid Cabdi Nuur Maxamud oo kamid ah odayaasha dhaqanka ee degmadda Buursalaax ee gobalka mudug oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa ka hadlay robaab dadku ku diirsadeen oo ka da’ay qaybo kamid ah tuulooyinka hoos yimadda Buursalax.

Sido kale wuxuu ka hadlay xaaladda Guud ee Buursaalax xaaladda amaan ,waxbarasho ,cafimaaad iyo Arimo kale oo ku saabsan siyaasadda dalka .

Farax yemani ayaa waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: