Maamo Sahro : “Caruur Agoon ah oo Askar ka geeriyootay ayaan haysta Baracayaal ayaan nahay haddan Xuquuq ma helno”

HomeWararka

Maamo Sahro : “Caruur Agoon ah oo Askar ka geeriyootay ayaan haysta Baracayaal ayaan nahay haddan Xuquuq ma helno”

Maamo Sahro Nuur Faarax oo kamid ah hooyooyinka kunool xeryaha dadka barakacayaasha ah ee Garowe haystana caruur ay kadhinteen askar Puntland usoo dag

Taliyaha Ciidanka xogga oo ka hadlay dhacdadi ka dhacday Gololey
Ardeyda Soomaaliyeed ee Bakistan oo ka Cowday Safiir Khadijo Maxamed Almaqsuumi
Guddoomiyaha Barlamaanka oo magacaabay Guddi KMG ah oo soo diyaariya sharciga doorashooyinka

Maamo Sahro Nuur Faarax oo kamid ah hooyooyinka kunool xeryaha dadka barakacayaasha ah ee Garowe haystana caruur ay kadhinteen askar Puntland usoo dagaalamay ayaa ka cabanaysa Guryo ay xaq u lahayeen in lagu wareejiyo oo dad kale lagu wareejiyeey ,kuwaas oo ay dhiseen Hay’ado.

Sahro Nuur Faarax oo kamid ah hooyooyinka Barakacayaasha ah ee Kunool Garowe ,isla markaana korisa caruur ay kadhinteen askar katirsana Puntland ayaa sheegtay in mid kamid ah hay’adaha caawiya dadka barakacayasha ah ay si cadalad daro ah u qaybisay guryo loogu tala galay dadka barakacayasha ah ee kunool Garowe.

Faarax Yemani ayaa waraystay

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: