Jaamacadda Badda Cas Boosaaso oo soo Dhaweyn u samaysay Arday (dhegayso)

Jaamacadda Badda Cas oo kamid ah jaamacadaha ugu waaweyn ee kuyaal Magaaladda Boosaaso ayaa munaasabad soo dhaweyn ah u samaysay ardayda cusub ee sanadkan 2017- 2018 kuso biiray jaamacadda.

Wariye Xasan Heykal Ayaa Boosaaso kaso diray Warbixintan


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com