Ciidamadda Amaanka oo Howlgalo Kasameyeey Xalay Muqdisho

HomeWararka

Ciidamadda Amaanka oo Howlgalo Kasameyeey Xalay Muqdisho

Ciidamadda Amaanka Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa xalay muqdisho ,gaar ahaan degmooyinka gobalka Banaadir ka sameyeey howlgalo lagu xaqiijinayo am

Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl god ma loo galaa! (Taxanaha 35aad – maqal & muuqaal)
Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta furay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka DG Hirshabeelle
Odayaal iyo Xildhibaanno Hargeysa ka sheegey in qoryaha la qaato oo la iska celiyo Muuse Biixi

Ciidamadda Amaanka Dowladda Federaalka Somaaliya ayaa xalay muqdisho ,gaar ahaan degmooyinka gobalka Banaadir ka sameyeey howlgalo lagu xaqiijinayo amaanka caasimadda Somaaliya ee muqdisho kadib dilaal iyo qaraxyo kadhacay.

Ciidamada ayaa boqolaal qof ka soo qab qabtay xaafadaha ay baaritaanka ka sameynayeen,waxaana ay dhallinyarada inta badan sii daayeen markii ay kala xusheen,waxaana howlgalkan uu yahay mid soconaya inta laga xasilinayo amaanka Caasimadda Muqdisho.

Ciidamadda Amaanka ayaa Xir xiray dhalinyaro waxaana , Dhallinyaradii la xir xiray loo kaxeeyay saldhigga Degmada Hodon ee Muqdisho,halkaas oo sidoo kale looga sii gudbinayo laanta dambi baarista sida ay sheegeen taliska Ciidamada Dowladda ee howlgalka ka waday Muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: