Dowladda Hoose ee Gaalkacyo oo Bilowday Qabashada Doorashooyinka Hogaanka Xaafadaha Gaalkacyo (dhegayso)

Dowlada hoose aya maalmihii udambeyey magaalada gaalkacyo kawaday dhismaha maamulka degmooyonka horey waxaa maamul loogu dhisay xaafada garsoor maantana waxaa ladoortay gudoomiyaha xaafada israac.kadib doo
rasho dhacday

Siciid Cabdi diiriye oo kamid ah xildhibanada Golaha degaanka degmadda Gaalkcyto oo la hadlay daljir ayaa fah faahin kabixiyey doorashada maanta dhacday iyo doorashooyinka kasocda Xaafadaha ay ka koobantahay magaaladda Gaalkcyo.

dhegayso warbixin


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com