Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta furay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka DG Hirshabeelle

HomeWararka

Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta furay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka DG Hirshabeelle

Madaxweynaha Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta Jowhar ka furay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyink

ETHIOPIAN EXPANSIONISM, SOMALIA’S TERRITORIAL INTEGRITY AND THE GAZA LESSON FOR PRESIDENT HASSAN SHEIKH
Madaxweynihi hore Galmudug Cabdikariin Xuseen Guleed oo ku dhawaaqay Xisbi siyaasadeed
Xisbiga Ifiye: “Waxaan ku baaqaynaa in Siyaasad ahaan laga heshiiyo doorashada baarlamaanka & tan Madaxweynaha”

Madaxweynaha Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta Jowhar ka furay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka Dowladda Hirshabeelle iyo isku-xirka dadaalada xasilinta.

Shirka waxaa kale oo goobjoog ka ahaa madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) labada gole ee Dowladda, Guddoomiyayaasha goballada Shabeellada dhexe iyo Hiiraan, hoggaanka degmooyinka Dowladda Hirshabeelle.

4-cisho ayuu socon doonaa shirweynaha waxaana diirada lagu saari doonaa mudadaasi hannaanka shaqo ee goballada iyo degmooyinka Dowladda Hirshabeelle.

Sidoo kale waxa ay is-dhaafsan doonaan doodo ku aadan qaababka ay u shaqeeyaan waxana ay wadaagi doonaan waayo-aragnimadooda.

“7-sanno oo ay dhisan tahay Hirshabeelle waa shirkii ugu weynaa oo ay Dowlad goboleedka Hirshabeelle u dhan tahay waana farxad weyn, waqtiga aad halkan joogtaan waxaad ogaan doonta halka uu hiigsigeena runta uu yahay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: