Roobkii Dayrta oo ka Curtay Qaybo Kamid ah Puntland (dhegayso)

Roobkii Dayrta oo ka Curtay Qaybo Kamid ah Puntland (dhegayso)

Guddoomiyaha degmada dangorayo ee gobolka nugaal Mukhtaar Cabdiraxmaan oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa ka hadlay roobab qaboojin iyo biyo dhigg ah oo ka da’ay degmada dangorayo iyo deegaanada hoos yimaada .

Mukhtaar Cabdiraxmaan ayaa sheegay in guddaha magaalada uu qabtay xalay xilli dambe roob qaboojin ah ,balse tuulada qarxis uu ka da’ay roob biyo dhigg ah oo barkadaha biyo galiyay .

Haddaba weriyaha Radio Daljir Axmed Sheekeeye ayaa qadka taleefoonka magaalada Dangorayo kula xiriiray guddoomiyaha Degmada Dangorayo waxa uuna ugu horreyn weydiiyay nooca roobka ka curtay degmada dangorayo .

dhegayso waraysiga Gudoomiyaha

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 3
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com