Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Dahfuray Xafiiska Daryeelka La Nool Aydhiska (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Dahfuray Xafiiska Daryeelka La Nool Aydhiska (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar (Camey) ayaa Saaka Garowe ka daahfuray xafiis lagu daryeeli doono dadk

Dhismaha golaha degaanka Burtinle oo gabagabo maraya (dhegayso)
Caasimada Yuhuuddu Awal Xaggee Aheyd?
Madaxwaynaha Puntland oo siwayn loogu soo dhoweeyye Badhan(dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar (Camey) ayaa Saaka Garowe ka daahfuray xafiis lagu daryeeli doono dadka la nool ama qaba cudurka HIV/AIDS.

Masuuliyin kala duwan aya oo kasocda Hay’aada Puntland u qaabilsan HIV/AIDS ,ayaa ku sugnaa madasha laga furayeey xafiiska.
Camey ayaa soo dhaweyeey Xafiiskan ,isago sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu xariga kajaro xafiiskan cusub .

dhegayso codka Camey

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: