Site icon Radio Daljir

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo Dahfuray Xafiiska Daryeelka La Nool Aydhiska (dhegayso)

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar (Camey) ayaa Saaka Garowe ka daahfuray xafiis lagu daryeeli doono dadka la nool ama qaba cudurka HIV/AIDS.

Masuuliyin kala duwan aya oo kasocda Hay’aada Puntland u qaabilsan HIV/AIDS ,ayaa ku sugnaa madasha laga furayeey xafiiska.
Camey ayaa soo dhaweyeey Xafiiskan ,isago sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in uu xariga kajaro xafiiskan cusub .

dhegayso codka Camey

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59cf572a000100ea422d3389/Madaxweyne+Camey+.mp3?_=1
Exit mobile version