Madaxwaynaha Puntland oo siwayn loogu soo dhoweeyye Badhan(dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland oo siwayn loogu soo dhoweeyye Badhan(dhegayso)

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa gaaray magaalada Badhan ee gobolka Sanaag oo uu gaaray barqanimadii maanta.

Madaxwaynaha oo ay wehliyeen golihiisa xukuumadda iyo baarlamaanka ayaa lagu soo dhoweeyey magaalada Qardho, iyadoona uu xariga ka jari doono jaamacadda Maakhir ee magaalada Badhan.

Shacabka magaalada Badhan iyo waxgaradka ayaa si’aad ah usoo dhoweeyey madaxwaynaha.

Waxaa uu noqonayaa madaxwaynihii labaad ee  Puntland oo taga magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com