Dhismaha golaha degaanka Burtinle oo gabagabo maraya (dhegayso)

HomeWararka

Dhismaha golaha degaanka Burtinle oo gabagabo maraya (dhegayso)

Gudoomiyaha Degmada Buurtinle Cabdirisaaq Maxamed Faarax oo Waraysi siiyey Warbaahinta Daljir ayaa Faahfaahin ka Bixiyey muddadii boqolka Maalmood ee

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)
“Maalinka Isniinta ah baarlamaanka Punland waxay u noqon doontaa maalin taariikhda u gasha,” Aqoonyahan Siciid Qaas.
Guddiga doorashooyinka oo hakiyay doorashada kursigii loo diiday Gudoomiye Jawaari

Gudoomiyaha Degmada Buurtinle Cabdirisaaq Maxamed Faarax oo Waraysi siiyey Warbaahinta Daljir ayaa Faahfaahin ka Bixiyey muddadii boqolka Maalmood ee uu Xafiiska joogey wax Qabadkiisa.

Waxaana uu sheegay inuu markale u taagan yahay Qabashada Gudomiyaha Degmada ee haatan ay ka socoto Dhismaha Golaha Deegaanka.

Guddoomiyaha ayaa u sharaxan sido kale Guddoomiyaha degmadda 5-ta sano ee soo socota,waxaana uu waraysigan kaga hadlayaa waxbaqadkiisa iyo waxa uu qaban doono haddu guulaysto.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: