Golaha Amaanka iyo Nabadda Midowga Africa oo ka Hadlay Khatarta Alshabaab

Golaha Amaanka iyo Nabadda Midowga Africa oo ka Hadlay Khatarta Alshabaab

Waxaa jirta cabsida laga qabo werarada kooxda alshabaab ee ay kordhiyeen waxaana durba ka hadlay Golaha Nabada iyo Amaanka ee Midowga Africa.

waxay shegeen inay kordhiyeen kooxda alshabaab werarada ay ka geysanayaan saldhigyada ay kusuganyihin ciidamada dowladda ,iyago tilmaaamay inay geeystaan khasaare lixaad leh kooxdu.

dhibaca kale waxay tilmaamen inay soo noqotay khatarta kooxda alshabaab ,iyago tilmaamay inay wanagsantahay in dagaal xoogan oo sifayn ah lala galo alshabaab si looga saaro meelaha muhiimka ah ee ay haystaan.

Hadalka Golaha ayaa kusoo beegmaya xili shalay kooxda alshabaab ay werareen saldhig ciidamada dowladda ku lahayeen degaanka Bariire ee Gobalka Shabeelaha Hoose ,kaas oo kadhashay Khasaare xoogan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com