Xubin katirsan bulshada rayidka oo lagu dilay Muqdisho

HomeWararka

Xubin katirsan bulshada rayidka oo lagu dilay Muqdisho

Kooxo hubaysan ayaa ku toogtay galabta magaalada Muqdisho xoghayihii guud ee Ururka Haweenka Qaranka Canab Cabdullaahi Xaashi iyo wiil ay dhashay gu

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Naafada Caabduwaaq oo Yeeshay “Xarunta Naafada Caabudwaaq”
DFS oo ka raadinaysa Beesha Caalamka dhaqaalaha ku baxaya Doorashada

Kooxo hubaysan ayaa ku toogtay galabta magaalada Muqdisho xoghayihii guud ee Ururka Haweenka Qaranka Canab Cabdullaahi Xaashi iyo wiil ay dhashay guddoomiyaha ururka haweenka ee gobolka Banaadir.

Dilka ayaa kadhacay degmada Xamarwayne, waxaana goobta ka baxsaday kooxdii falka dilka gaysatay.

Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay ciidamada inay wadaan howlgal ay kusoo qabanayaan kooxihii dilka gaystay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: