Madaxweyne Xaaf oo sheegay inaan Waxba kajirin Xil Ka Qaadista Lagu sameyeey (dhegayso)

HomeWararka

Madaxweyne Xaaf oo sheegay inaan Waxba kajirin Xil Ka Qaadista Lagu sameyeey (dhegayso)

Madaxweynaha Shalay Xilka laga Xayuubiyaay Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si kulul uga hadlay xilka qaadistii ay sheegeen xildhibaano ka tirsan Galmud

Sheekh shariif oo Fariin adag u diray Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Falastiin oo cambaareysay amaradii ka soo baxay Israa’iil
Dab ka kacay Qardho iyo waaxda dab-damiska ee Dagmada oo ku guuleystay Xakameyn dabkaasi

Madaxweynaha Shalay Xilka laga Xayuubiyaay Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa si kulul uga hadlay xilka qaadistii ay sheegeen xildhibaano ka tirsan Galmudug in ay ku sameeyeen.

Xaaf Waxa uu sheegay in aysan waxba ka jirin xilka qaadistaas isla markaana isagu uu yahay Madaxweynaha Galmudug dadka shirayna aysan aheyn xildhibaano.

Waxa uu hadalkiisa intaas ku daray in waxaan oo dhan ay yihiin kuwo ay ka dambeeyaan dad dano Siyasadeed leh oo muqdisho ku sugan islamarkaana xaalada jirta meel uun ay ku dhamaan doonto.

dhegayso Codka Madaxweyne Xaaf

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: