Ardayda Jaamacadaha Gaalkcyo oo Samaystay Dallad ay ku Midaysanyihiin (dhegayso)

HomeWararka

Ardayda Jaamacadaha Gaalkcyo oo Samaystay Dallad ay ku Midaysanyihiin (dhegayso)

Ardayda wax ka barata Jaamacadaha kuyaal magaalada Galkacyo ayaa samaystay dallad ay ku midaysan yihiin oo loo bixiyay GYA. Dalladaan oo ay kumidoobeen ardayada ayaa waxay ka kooban yihiin sideed jaamacadoo,Ayadoo ay ardaydu utartamaayeen xilalka kala ah gudoomiye iyo gudoomiye kuxigeenkisa Shaafici Cabdulqaadir ayaa warbixintaan nooga soodiray Daljir Galkacyo http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59c642a3000100c17d274936/Warbixinta++Ardayda+Shaafici.mp3

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Galmudug: duqa cusub ee Gaalkacyo oo xilka la wareegay
Guddiga doorashooyinka Somaliland oo sheegay inay xalinayaan tabashada Wadani (dhegayso)

Ardayda wax ka barata Jaamacadaha kuyaal magaalada Galkacyo ayaa samaystay dallad ay ku midaysan yihiin oo loo bixiyay GYA.

Dalladaan oo ay kumidoobeen ardayada ayaa waxay ka kooban yihiin sideed jaamacadoo,Ayadoo ay ardaydu utartamaayeen xilalka kala ah gudoomiye iyo gudoomiye kuxigeenkisa

Shaafici Cabdulqaadir ayaa warbixintaan nooga soodiray Daljir Galkacyo

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: