Guddiga doorashooyinka Somaliland oo sheegay inay xalinayaan tabashada Wadani (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga doorashooyinka Somaliland oo sheegay inay xalinayaan tabashada Wadani (dhegayso)

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa shir saxaafadeed uu maanta ku qabtay magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ku sheegay kulan ay la yeesheen m

Ciise Maxamuud Dholawaa: “Deni waa in uu garsoorka faraha kala baxaa oo uu dad u qalma soo magacaabaa”
DFS oo dalbatay in la bedelo Ergeyga cusub ee Midowga Afrika ee Soomaaliya
Xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (dhegayso)

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa shir saxaafadeed uu maanta ku qabtay magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ku sheegay kulan ay la yeesheen musharaxa xisbiga mucaaradka ee Wadani ee Somaliland inay isku afgarteen soo celinta wada shaqayntii ka dhaxaysay labada dhinac.

Guddoomiyaha guddiga ayaa sheegay in la isku afgartay in wixii khaladaad ama tabasho ee jirta la xaliyo, islamar ahaantaana shacabkana loo sheego inay xaaladda dejiyaan.

Dhanka kale musharax Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay inay gudbiyeen dalab kusaabsan in dib loogu noqdo codadii gobolada uu ka mid yahay Maroodi jeex oo shaki uu kajiro ku shubasho cod inay ka jirto.

Wararka laga helayo Hargaysa ayaa sheegaya inuu jiray wadahadalo kormeerayaasha caalamiga iyo Gen. Gabra oo katirsan saraakiisha Itoobiya ee Soomaaliya jooga yeesheen la isku afgartay in musharax Cirro uu aqbalo natiijada guddiga uu ku dhawaaqi doono xaaladdana la dejjiyo.

Hoos kadhegayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: