HomeUncategorized

Al-shabaab oo gacmaha ka goysey laba wiil oo lagu soo eedeeyey falal xatooyo ah.

Beledweyn, Sept 04 – Xarakada Al-shabaab ee ka talisa gobolka Hiiraan ayaa meel fagaare ah gacmaha kaga goysey 2 wiil oo da’adoodu ahayd dhawr iyo labaatan jirro, laguna soo eedeeyey in ay galeen falal xatooyo ah. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Xubnaha aqalka sare ee Hirshabeelle oo ladooranayo iyo xubnaha ugu cadcad.
Baahin: Axad, 22- Dec, 2013 -Caawa Iyo Daljir Weriye Cabdifataax Cumar Geeddi ~ Daljir ~ Garoowe
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi.

Beledweyn, Sept 04 – Xarakada Al-shabaab ee ka talisa gobolka Hiiraan ayaa meel fagaare ah gacmaha kaga goysey 2 wiil oo da’adoodu ahayd dhawr iyo labaatan jirro, laguna soo eedeeyey in ay galeen falal xatooyo ah.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: