Xubnaha aqalka sare ee Hirshabeelle oo ladooranayo iyo xubnaha ugu cadcad.

Jowhar, Oct 29 2016--Liiska Musharaxiinta xubnaha Aqalka Sare u matalaya maamulka cusub ee Hirshabeelle ayaa maanta lagu wadaa in lagu dhawaaqo sida ay sheegeen Madax ka tirsan maamulka Hirshabeelle.

Warar hoose oo ay warbaahintu heshay ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Odawaa iyo madaxweynaha Hirshabeelle ay horay xubnaha u wada qorsheeyeen.

Xubnaha ku jira liiska musharixiinta ee hordhac ahaan u helnay waxaa ka mida: Muuse Suudi Yalaxow, Maxamed Xuseen Raage, Jen. Dhegacaleen iyo xubno kale oo weli beelaha loo qoondeeyay ay isku heystaan.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com