Site icon Radio Daljir

Al-shabaab oo gacmaha ka goysey laba wiil oo lagu soo eedeeyey falal xatooyo ah.

Beledweyn, Sept 04 – Xarakada Al-shabaab ee ka talisa gobolka Hiiraan ayaa meel fagaare ah gacmaha kaga goysey 2 wiil oo da’adoodu ahayd dhawr iyo labaatan jirro, laguna soo eedeeyey in ay galeen falal xatooyo ah.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

Exit mobile version