Culumada Soomaaliyeed oo Bayaan Kasoo Saaray Nin u Gafay Nabigeena Muxumed NNKH (dhegayso)

HomeWararka

Culumada Soomaaliyeed oo Bayaan Kasoo Saaray Nin u Gafay Nabigeena Muxumed NNKH (dhegayso)

Majmaca Culumada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saaray nin dhawaan baraha bulshada kuxiriirto soo dhigay sawir uu kusheegay in uuyahay nabi muxamed

Midowga Yurub oo kusii jiraya Heshiiska Nukliyeerka Iiraan ee Mareykanku kabaxay
Dowladda Somaaliya oo la Wareegtay Xeradii u Imaraadku ku Tababari jiray Ciidanka Xooga Dalka (Sawiro)
Madaxweyne Gaas iyo caweyska Badhan (sawirro)

Majmaca Culumada Soomaaliyeed ayaa bayaan ka soo saaray nin dhawaan baraha bulshada kuxiriirto soo dhigay sawir uu kusheegay in uuyahay nabi muxamed CSW.

Culimada ayaa sheegay in ninkan uu diinta kabaxay mar hadii uu falkaasi kukacay,iyago sheegay in maamulka Galmudug looga fadhiyo in ninkaas gacanta ay kusoo dhigaan.

culimada ayaa soojeedisay sidookale ninka lagumagacaabo bilow sheeq xuseen oo ah ninka sawirkiisa loo isticmaalay nabi Muxamed CSW uu cadeeyo mowqifka uu arinta ka taaganyahay.

Hoos kadhegayso codka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: