Boosaaso Dabaysha Qode oo Qarisay Guud Ahaan Magaaladda (Dhegayso)

Boosaaso Dabaysha Qode oo Qarisay Guud Ahaan Magaaladda (Dhegayso)

dabaysha (Qodaha looyaqaan ayaa maanta ka kacday magaalada Bosaaso oo gabi ahaanba qarisay dhamaan magaalada daafaheeda,taas oo shacabka Boosaaso siyaabo kala duwan u fasirteen.

Dadka Aqoonta dheer u leh dabayshan ayaa ku tilmaamay in la arko dabayshan xili robaadka ,taas oo kasoo kacda meelaha Abaartu kajirto maadama dhulka in badan Abaar ahaa.

Hadaba si aan waxbadan uga ogaan arintan ayaa waxaan kawaraysanay Saleebaan Axmed rooble oo kamid dadka xoolo dhaqatada ah Mudo kusiman 79 sano tan intii uu garaadsaday.

Wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com