Fanaanada Maryal Mursal oo Waraysi Siisay Radio Daljir & Taarikhdeeda Faneed (dhegayso)

HomeWararka

Fanaanada Maryal Mursal oo Waraysi Siisay Radio Daljir & Taarikhdeeda Faneed (dhegayso)

Fananada Caanka ah ee Maryal Mursal oo shalay lagu soo dhaweyeey Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaysa s

Shirweynaha Hanaanka Dimuquraadiyadda oo Warmurtiyeed laga soo saaray (dhegayso)
Wararkii ugu dambeyeey Qarxii Naasahablood 2 & Saaka oo dad nool lasoo saaray
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Malaysia Mahathir oo 97 jir ah oo la dhigay Isbitaal kaddib markii laga helay xannuunka Covid-19

Fananada Caanka ah ee Maryal Mursal oo shalay lagu soo dhaweyeey Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaysa siisay Daljir,waxayna ka hadashay arimo kala duwan.

Fanaanada ayaa uga sheekaysay Jamaal Faarax oo daljir katirsan qisooyin cajiib ah ,heeso iyo waliba xiligii ugu dambeysay ee Gaalkcyo katagto ,taarikhdeeda nolaleed iyo arimo kale oo la xiriira nolasheeda.

dhegaysi wacan waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0