Site icon Radio Daljir

Fanaanada Maryal Mursal oo Waraysi Siisay Radio Daljir & Taarikhdeeda Faneed (dhegayso)

Fananada Caanka ah ee Maryal Mursal oo shalay lagu soo dhaweyeey Magaaladda Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaysa siisay Daljir,waxayna ka hadashay arimo kala duwan.

Fanaanada ayaa uga sheekaysay Jamaal Faarax oo daljir katirsan qisooyin cajiib ah ,heeso iyo waliba xiligii ugu dambeysay ee Gaalkcyo katagto ,taarikhdeeda nolaleed iyo arimo kale oo la xiriira nolasheeda.

dhegaysi wacan waraysiga

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59bfe79f0401009446fe50c7/Wareysiga+Fananada+Maryan+Mursal+Ciise+Bootaan_JFA_Gaalkacyo+%281%29.mp3?_=1
Exit mobile version