Wararkii ugu dambeyeey Qarxii Naasahablood 2 & Saaka oo dad nool lasoo saaray

HomeWararka

Wararkii ugu dambeyeey Qarxii Naasahablood 2 & Saaka oo dad nool lasoo saaray

inta la hubo Lix Qof oo meyd ah ayaa laga soo saaray Dhisme ka soo horjeeda Hotelka Naasahablood 2, halkaas oo xalay weerar lagu qaaday. dhinaca ka

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso ( dhegayso)
Shacabka Garoowe oo loogu baaqay shubista dhiigga xilli dagaal cusub uu bilowday
MAANHADAL: Cabashada ganacsatada Puntland ee Canshuur kordhinta (dhegayso)

inta la hubo Lix Qof oo meyd ah ayaa laga soo saaray Dhisme ka soo horjeeda Hotelka Naasahablood 2, halkaas oo xalay weerar lagu qaaday.

dhinaca kale Afhayeenka Wasaaradda Amniga ayaa Wariyayaasha u sheegay in Ciidamada tan iyo saaka ay soo saarayaan Dad Meyd ah sidoo kalena uu socda gurmad xoog leh.

Mweydadka saaka la soo saaray ayaa laga soo bixiyay Goob Dawaar ah oo Dharka laga tolo,halkaas oo ay Lix Wiil oo Meyd ah laga helay.

tirada dhimashada ayaa hadda sii mareysa 25 Qof,waxaana wali socda Gurmadka laga sameynayo halkaas,dadka weerarkaas ku dhintay waxaa ka mid ah Wasiirkii arrimaha gudaha Maamulka Koofur Galbeed,Taliyihii Booliska Degmada Deyniile iyo Xildhibaan Hore C/Naasir Gaarane.

Lasoco wixi kuso kordha

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: