Ra’iisal wasaare Khayre oo u ambabaxay New York

HomeWararka

Ra’iisal wasaare Khayre oo u ambabaxay New York

Ra'iisal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Ururka Haweenka ee Sulxul khayr soo xiray barnaamijka afurinta dadka danyarta ah
Saaka & Dunida iyo Axmed Shiikh Maxamed Tallman, Daljir Bosaaso (dhegayso)
Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya oo si taxadar leh ula socoto dibadbaxyo ay abaabulayaan siyaasiyiin iyo dowlado

Ra’iisal wasaaraha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxay magaalada New York ee dalka Mareykanka.

Ujeedka socdaalka raysal wasaaraha ayaa la xiriirta ka qaybgalka shirka guud ee QM ee ka furmaya New York.

Raysal wasaare Xasan Cali Khayre ayaa khudbad kusaabsan xaaladda Soomaaliya iyo isbadaladii dhacay tan iyo markii la doortay madaxwayne Farmaajo ka jeedin doona maalinta Jimcaha ee soo aadan shirka.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: