Australia oo Sheegtay inay Dhaqaale Siinayso Wadamo Somaaliya Kujirto

HomeWararka

Australia oo Sheegtay inay Dhaqaale Siinayso Wadamo Somaaliya Kujirto

Australia ayaa sheegtay in lacag dhan 20 Million oo Dollar in ay siineyso Dowladaha South Sudan iyo Soomaaliya oo ay sheegtay in ay ka jiraan xaalado

MUQDISHO: GOLAHA SHACABKA OO DIYAARIYEEY MOOSHIN KA DHAN AH XAALADDA LAASCANOOD
Ilhan Cumar oo shaacisay in ay la aqal gashay Tim Mynett (Daawo)
Xildhibaan Hore Cawad Axmed Cashara oo ku Geeriyooday Canada

Australia ayaa sheegtay in lacag dhan 20 Million oo Dollar in ay siineyso Dowladaha South Sudan iyo Soomaaliya oo ay sheegtay in ay ka jiraan xaalado nololeed oo aad u adag, loona baahan yahay in wax laga qabto.

Waxay sheegtay in ay dhaqaalahan ay ku caawineyso dad gaaraya 50,000 qof oo ku nool laba dal, kuwaasi oo u baahan cunto gargaar iyo biyo nadiif ah.

Dhinaca kale Dowladda Australia ayaa waxa ay ku baaqday dhammaan in laga wada qeyb qaato gargaarka loo fidinayo dadka shacabka ah ee ku nool dalalka Soomaaliya iyo South Sudan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: