Hailemariam: “ Dagaalkan Somaalida iyo Oromadda Meelo Kale Ayaa Laga Soo Abaabulay ”

Hailemariam: “ Dagaalkan Somaalida iyo Oromadda Meelo Kale Ayaa Laga Soo Abaabulay ”

Xili Qoomiyadda Oromada Somaali Farabadan ay ku laysay degaanka Hawadaay oo caan ku ah Qaadka ayaa waxaa soo baxaya Baaqdayada loo jeedinayo labada dhinac oo ah in la joojiyo colaada.

Hailemariam Desalegn; Ra’iisul wasaaraha Ethiopia ayaa Soomaalida iyo qoomiyadda Oromada ugu baaqay in ay kuwada noolaadaan si nabdoon oo ay horay ugu wada noolaadaan.

Desalegn oo la hadlay warbaahinta Ethiopia ayaa sheegay in xiisadaha ka dhex aloosan Oromada iyo Soomaaliya in aysan aheyn mid labada dhinac ka dhex dhalatay, balse waxa uu sheegay in meelo ka baxsan Ethiopia laga soo meen guuriyey inkastoo uusan carabaabin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0