Xildhibaan Hore Cawad Axmed Cashara oo ku Geeriyooday Canada

Xildhibaan Hore Cawad Axmed Cashara oo ku Geeriyooday Canada

Wararka an ka helayno dalka Canada ayaa sheegaya in uu dalkaas ku geeriyooday Xildhibaan hore Cawad Axmed Cashara ayaa,waxaa uu xubin ka soo nqoday Baarlamaanka Dowladdii KMG ahayd ee Cabdullahi Yusuf Axmed.

Sidoo kale waxaa uu ka mid ahaa aas aasayaasha Puntland,waxaanna markii ugu horreysay uu ka noqday Wasiirka warfaafinta Maamulkaas,waxaana lagu wadda in aas lagu sameeyo halkaa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com