Alshabaab oo Saaka Qabsaday Degaanka  Kalabeyr ee Gobalka Hiraan

HomeWararka

Alshabaab oo Saaka Qabsaday Degaanka Kalabeyr ee Gobalka Hiraan

Wararka Daljir Radio ka helayso deegaanka Kalabeyr ee Gobalka Hiraan ayaa sheegaya in Ururka Alshabaab ay la wareegeen degaankaas. Deegaanka Kalabe

Saaka & Dunida iyo Najiib Zaki, Daljir Qardho (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Warka Fiidnimo, Maxamed Lakiman, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Wararka Daljir Radio ka helayso deegaanka Kalabeyr ee Gobalka Hiraan ayaa sheegaya in Ururka Alshabaab ay la wareegeen degaankaas.

Deegaanka Kalabeyr oo ah duleedka Magaalada Baladweyne ayaa dadka deegaanka qaarkood waxa ay sheegayaan in ay arkeen Ciidamo ka tirsan Al-Shabaab oo gaaf wareegaya Xaafadaha deegaankaas kadib markii Ciidamo aan badneen oo ku sugnaa degaankaas ay isaga baxeen.

Magaaladda Baladweyne ayaa la sheegay in isla markiiba Saaka ay kabaxeen ciidamo Farabadan oo Kuwa AMISOM iyo dowladdaba .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: