Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Wararka aroortaan waxaa ugu horreeya Puntland oo ku dhawaaqday kaqaybgalka shirka Kismaayo.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0