Barakacayaal Horleh oo Gaaray Degmadda Galinsoor Galgaduud (dhegayso)

HomeWararka

Barakacayaal Horleh oo Gaaray Degmadda Galinsoor Galgaduud (dhegayso)

Wararka ka imaanaya degmada Galinsoor ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaas ay gareen maalmihii ugu dambeyey qoysaas barakacayaal ah ,kuwaas o

Arday gaaraysa 510 Arday oo u fariistay Imtaxanadka Jamacadda Bariga Africa Gaalkacyo (dhegayso)
Siciid Aadan Cali (ateeno) “Waxaan Balan ku Qaadaynaa in ay doorshada qof iyo cod iney hirgasho
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Wararka ka imaanaya degmada Galinsoor ee gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaas ay gareen maalmihii ugu dambeyey qoysaas barakacayaal ah ,kuwaas oo ka imanayeey dowlad degaanka Somaalida ee Etoobiya.

Gudoomiyaha degmadda Galinsoor ee Gobalka Galgaduud Xirsi Muuse maxamad oo Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay in qoysaaskaas dib u dajin ay u sameyeen ,taas oo ah wajigii labaad.

Hoos kadhegayso waraysiga Gudoomiyaha

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: