Wariye Ku Dhaawacmay Qarxii Baladweyne oo Muqdisho ku Geeriyooday

HomeWararka

Wariye Ku Dhaawacmay Qarxii Baladweyne oo Muqdisho ku Geeriyooday

Allaha u naxariiste waxaa Magaaladda Muqdisho ku geeriyooday Wariye Cabdullaahi Cismaan Macallin oo ahaa Wakiilkii Jubaland TV ee Baladweyne,kaas oo ku dhaawacmay qarax ismidaamin ah oo 10 ki bishan kadhacay Baladweyne. Wariyaha ayaa maalmahan lagu daweynayeey Cisbitaaalka Digfeer ee Magaaladda Muqdisho,isago saaka ugu dambeyn ku geeriyooday cisbitaalkaas.

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Wasaarad ka mid ah wasaaraddaha dowladda oo magaca laga badalay
Golaha Wasiiradda Somaaliya oo Meel mariyeey Istaraatiijiyadda iyo qorshaha Dhab-u-heshiinta Qaranka

Allaha u naxariiste waxaa Magaaladda Muqdisho ku geeriyooday Wariye Cabdullaahi Cismaan Macallin oo ahaa Wakiilkii Jubaland TV ee Baladweyne,kaas oo ku dhaawacmay qarax ismidaamin ah oo 10 ki bishan kadhacay Baladweyne.

Wariyaha ayaa maalmahan lagu daweynayeey Cisbitaaalka Digfeer ee Magaaladda Muqdisho,isago saaka ugu dambeyn ku geeriyooday cisbitaalkaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: