Wasaarad ka mid ah wasaaraddaha dowladda oo magaca laga badalay

Wasaarad ka mid ah wasaaraddaha dowladda oo magaca laga badalay

Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa magaca looga badalay Wasaaradda kalluumaysiga iyo Khayraadka badda “Magaca rasmiga ah ee Wasaaradda waxaa laga dhigay “Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah (Ministry of Fisheries and Blue economy)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com