Barnaamijka Ganacsiga: Saamaynta shillin Soomaaliga ee ganacsiga

HomeSiyaasadda & Dhaqaalaha

Barnaamijka Ganacsiga: Saamaynta shillin Soomaaliga ee ganacsiga

Kulan wanaagsan dhagaystayaal, kusoo dhowaada barnaamijka todobaadlaha ee ganacsiga ee Radio Daljir oo oo todobaadkiiba mar aad kala socotaan radio Daljir. Barnaamijka waxaa uu idinkaga imaanaya xarunta Daljir Bossaso, waxaana kusoo qaadanaynaa dhibaatooyinka dhaqaale gaar ahaana shilin Soomaaliga iyo saamaynta ay ku yeelatay ganacsiga. Maxamud Cabdi Ibrahim ayaa kasoo jeedinaya Daljir Bossaso, hoos kadhegayso. http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/59b78e9a0a0100d8fbb7cc94/B_Gnacasiga_MCI_BSSO_09sep2017sax.mp3

Waraysi Cabdulqaadir Cammo: Go’aanka Puntland ee Xiisadda Gacanka iyo Saamayntiisa Xiriirka Puntland iyo DFS (dhegayso)
Abuukar Arman: “Dalabkan ma aha mid uu Wasiir Yuusuf Garaad Iskiis Isaga Sameeyey ee waa Mid Reer Talo Xume ama Hoggaankeena ay ka Wada Simanyihiin”
Dr. Cabdiraxmaan M Cabdi Xaashi: Soma Oil & Gas, Spector Energy & Boobka Kheyraadka Dalka

Kulan wanaagsan dhagaystayaal, kusoo dhowaada barnaamijka todobaadlaha ee ganacsiga ee Radio Daljir oo oo todobaadkiiba mar aad kala socotaan radio Daljir.

Barnaamijka waxaa uu idinkaga imaanaya xarunta Daljir Bossaso, waxaana kusoo qaadanaynaa dhibaatooyinka dhaqaale gaar ahaana shilin Soomaaliga iyo saamaynta ay ku yeelatay ganacsiga.

Maxamud Cabdi Ibrahim ayaa kasoo jeedinaya Daljir Bossaso, hoos kadhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: