Guddoomiye KX Cabdullaahi Shiikh Nuur (Xiriirka Kubadda Cagta): “Sannadkaan waa Kismaayo” (dhegayso)

HomeWararkaCiyaaraha

Guddoomiye KX Cabdullaahi Shiikh Nuur (Xiriirka Kubadda Cagta): “Sannadkaan waa Kismaayo” (dhegayso)

Xiriirka kubadda cagta ee Soomaaliya ayaa qorshaynaya qabashada cayaaraha kubadda cagta dowlad-goboleedyada Soomaaliya, waxaana ka socda gobolada dalk

Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani (dhegayso)
Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo cRaxmaan Yamani
Newcastle United oo ku soo laabtay Horyaalka Premier League

Xiriirka kubadda cagta ee Soomaaliya ayaa qorshaynaya qabashada cayaaraha kubadda cagta dowlad-goboleedyada Soomaaliya, waxaana ka socda gobolada dalka Soomaaliya soo xulidda naadiyada ciyaarahaasi ka qaybgalaya, waxaana sanadkan uu ka dhacayaa magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose.

Guddoomiye kuxigeenka xiriirka kubadda cagta Soomaaliya Cabdulaahi Shiikh Nuur ayaa Maxamud Cabdi Ibrahim uga waramay sida ay ugu diyaar garoobeen cayaarahan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: