Gudoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Rafcaanka oo Booqasho Ku Maraya Sh Dhexe (dhegayso)

HomeWararka

Gudoomiye Ku-xigeenka Maxkamadda Rafcaanka oo Booqasho Ku Maraya Sh Dhexe (dhegayso)

Gudoomiye ku-xigeenka maxkamadda rafcaanka ee Soomaaliya ayaa maagaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe kulamo kulaleh madaxda maxkaamdda rafcaanka ee gobolkaasi, haddaba gudoomiyaha Maxkamadda racfaanka ee gobolka Shabeelada Dhexe Sheekh Axmad Xaaji ibraahim Sayid ayaa xafgiiska Daljir Muqdisho arrimahaasi uga warbixiyey. DHEGAYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/59afb65a050100bf60fe0692/Gudoomiyaha+Maxkamada+Racfaanka+ee+Gobolka+Shabeelada+Dhexe+.mp3

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Haylaan oo Baaq Nabadeed ka diray Dagaalka Cawsane
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Boosaaso (dhegayso)
Madaxweynaha Galmudug oo sheegay inay diyaariyeen Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab

Gudoomiye ku-xigeenka maxkamadda rafcaanka ee Soomaaliya ayaa maagaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe kulamo kulaleh madaxda maxkaamdda rafcaanka ee gobolkaasi, haddaba gudoomiyaha Maxkamadda racfaanka ee gobolka Shabeelada Dhexe Sheekh Axmad Xaaji ibraahim Sayid ayaa xafgiiska Daljir Muqdisho arrimahaasi uga warbixiyey.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: