Duqa Degmada Qardho oo Ka Hadlay Diidmada Shilling Soomaaliga (dhegayso)

Duqa Degmada Qardho oo Ka Hadlay Diidmada Shilling Soomaaliga (dhegayso)

Gudoomiyaha golaha deegaanka ahna duqa degmada Qardho Cabdi Siciid Cismaan ayaa ka hadlay dhibaatada kadhalatay diidmada lacagta shilling Soomaaliga, wuxuuna shacabka ku booriyey in lacagta dalkooda ay ku kalsoonaadaan socodsiiyaana.

DHEGAYSO

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com