HomeUncategorized

Duqii magaalada Buuhoodle, Alle ha u naxariistee Xuseen Dacwi Ducaale ayaa caawa dar Alle ugu geeriyooday Buuhoodle, lana sheegay in uu wadnaha istaagay.

Buuhoodle, May 19 – Alle ha u naxariistee, waxaa caawa si kedis ah u geeriyooday Duqii magaalada Buuhoodle Xuseen Dacwi Ducaale. Marxuumka ayaa salaadii magrib kadib loola cararay cisbitaalka guud ee magaalada Buuhoodle, lana sheegay in uu wadnuhu istaagay. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

DHEGEYSO-Warkii Fiidnimo Xarunta Daljir ee Garoowe 14 07 2016.
Shir lagula xisaabtamayay Hayadaha dowaladda oo Garowe lagu so Gaba-Gabeeyay
(DHAGEYSO) Barnaamijka Saaka & Dunida (Xarunta Garowe)

Buuhoodle, May 19 – Alle ha u naxariistee, waxaa caawa si kedis ah u geeriyooday Duqii magaalada Buuhoodle Xuseen Dacwi Ducaale. Marxuumka ayaa salaadii magrib kadib loola cararay cisbitaalka guud ee magaalada Buuhoodle, lana sheegay in uu wadnuhu istaagay.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: