HomeUncategorized

DHEGEYSO-Warkii Fiidnimo Xarunta Daljir ee Garoowe 14 07 2016.

(July 14 2016)-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada warkii fiidnimo ee Radio Daljir, waxaana warka caawa xarunta Daljir ee magaalada Garoowe kasoo jeedinaya Cabdirashiid Bashiir Maxamuud.

Jiriiflayaal saamayn ku yeeshay howlihii shaqo ee kalluumaysata xeebaha Laasoqray (Dhegeyso)
Amaanka Kismaayo oo la adkeeyey iyo ciidamada Jubbaland oo qabtay tobbanaan ruux oo la tuhmay
Degganaansho maanta laga dareemayo Muqdisho iyo dawladda oo ku hanjabtay sii wadid dagaal.

(July 14 2016)-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada warkii fiidnimo ee Radio Daljir, waxaana warka caawa xarunta Daljir ee magaalada Garoowe kasoo jeedinaya Cabdirashiid Bashiir Maxamuud.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: