AKHRI-Magacyada xubnaha cusub ee golaha deegaanka Galkacyo.

(July 15 2016)-Dowladda Puntland ayaa waxa ay ku dhawaaqday xubnaha golaha deegaanka ee degmada Galkacyo, waxaana dhowaan lafilayaa in laqabto doorashada gudoomiyaha iyo gudoomiye ku-xigeenka golaha deegaanka ee degmada Galkacyo.

Golaha-Gaalkacyo-1

 

 

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com