Dad ku Dhaawacmay Shil Baabuur oo ka Dhacay Garoowe (dhegayso)

HomeWararka

Dad ku Dhaawacmay Shil Baabuur oo ka Dhacay Garoowe (dhegayso)

Ugu yaraan 11 qof ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen shil gaari oo barqadii hore ee saaka ka dhacay duleedka bari ee magaalada Garoowe. Gaariga oo m

Dowlada Soomaaliya oo ugu baaqday Soomaalida ku nool Suudaan inay taxadaraan
Taliyaha Booliska gobolka Bari ” Dad badan baa usoo qabanay dilalkii dhacay”
Xasuuqi Zoobe Su’aashii Gurmadka Kadib Nooga Dhig!!

Ugu yaraan 11 qof ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen shil gaari oo barqadii hore ee saaka ka dhacay duleedka bari ee magaalada Garoowe. Gaariga oo madax-ka-nool ahaa ah ayaa wuxuu ka yimid degmada Eyl, waxa uuna gaari booyada ah kula dhacay meel u dhaw buundada ku taal dhinaca bari ee magaalada.

Dadka ku dhaawacmay shilka ayaa lagu soo warramayaa in ay ka mid yihiin haween iyo waayeel arrimo caafimaad magaalada u soo aaday.

Wariye Axmed Sheekeeye ayaa warbixintaan ka diyaariyay shilka iyo khasaaraha ka dhashay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: