Dad ku Dhaawacmay Shil Baabuur oo ka Dhacay Garoowe (dhegayso)

Dad ku Dhaawacmay Shil Baabuur oo ka Dhacay Garoowe (dhegayso)

Ugu yaraan 11 qof ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen shil gaari oo barqadii hore ee saaka ka dhacay duleedka bari ee magaalada Garoowe. Gaariga oo madax-ka-nool ahaa ah ayaa wuxuu ka yimid degmada Eyl, waxa uuna gaari booyada ah kula dhacay meel u dhaw buundada ku taal dhinaca bari ee magaalada.

Dadka ku dhaawacmay shilka ayaa lagu soo warramayaa in ay ka mid yihiin haween iyo waayeel arrimo caafimaad magaalada u soo aaday.

Wariye Axmed Sheekeeye ayaa warbixintaan ka diyaariyay shilka iyo khasaaraha ka dhashay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com