Weerarkii Jeexdin iyo Saamayntiisa Nabadda Gobolka Mudug (dhegayso)

HomeWararka

Weerarkii Jeexdin iyo Saamayntiisa Nabadda Gobolka Mudug (dhegayso)

Deegaanka Jeexdin ee duleedka Galkacyo waxaa habeen hore kadhacay dagaal u dhexeeyey ciidanka Puntland iyo Galmudug, waxaana dagaalkaasi labada dhinac

Kulan looga hadlayo qaab-dhismeedka dowladda ee la halmaala dib-u-eegista dastuurka oo ka socda Muqdisho
Degmada Burtinle oo siweyn looga dareemaya udiyaar garowga munaasabada Ciida
Kismaayo: Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka oo la weeraray

Deegaanka Jeexdin ee duleedka Galkacyo waxaa habeen hore kadhacay dagaal u dhexeeyey ciidanka Puntland iyo Galmudug, waxaana dagaalkaasi labada dhinac uu midba midka kale ku eedeeyey inuu ka dambeeyey, haddaba muxuu u dhimi karaa dagaalkaasi nabadda gobolka Mudug gaashaanle daxe Xasan Cabdi Yacquub oo 70 meeyadii katirsanaa Ciidanka Booliska soomaaliyeed ee dowladii dhaxe ee soomaaliyeed ayaan ka waraysanay.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: