Weerarkii Jeexdin iyo Saamayntiisa Nabadda Gobolka Mudug (dhegayso)

Weerarkii Jeexdin iyo Saamayntiisa Nabadda Gobolka Mudug (dhegayso)

Deegaanka Jeexdin ee duleedka Galkacyo waxaa habeen hore kadhacay dagaal u dhexeeyey ciidanka Puntland iyo Galmudug, waxaana dagaalkaasi labada dhinac uu midba midka kale ku eedeeyey inuu ka dambeeyey, haddaba muxuu u dhimi karaa dagaalkaasi nabadda gobolka Mudug gaashaanle daxe Xasan Cabdi Yacquub oo 70 meeyadii katirsanaa Ciidanka Booliska soomaaliyeed ee dowladii dhaxe ee soomaaliyeed ayaan ka waraysanay.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com