Degmada Bandar-bayla oo Mashaariic Horumarineed Laga Hirgeliyey (dhegayso)

Degmada Bandar-bayla oo Mashaariic Horumarineed Laga Hirgeliyey (dhegayso)

Gudoomiyaha degmada Bandar bayla siciid  Aadan Cali Siciid anteeno oo maanta waraysi gaar ah siiyay Radio daljir ayaa kahadlay Mashaariic horu-marineed oo laga hirgaliyay degmada Bandar bayla Mashaariicdaasi oo ay kamid yihiin dhismayaal wadooyin cusub oo degmada dhaxmara Goobo caafimaad xarumo dowladeed iyo goobo waxbarasho.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com